Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Guriceel iyo meydad yaala xaafadaha qaar

Waxaa saakay wax xoogaa degan xaalada magaalada Guriceel oo sadexdii maalin ee lasoo dhaafay ka socdeen dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada federaalka ay wehliyaan kuwa Galmudug iyo xoogag hubeesan oo taabacsan Ahlu Sunna. Dadka deegaanka ayaa ku waramaya in saakay joogsadeen dagaalkii xoogaanaa ee magaalada ka socday, waxa ayna xuseen in mararka qaar … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Guriceel iyo meydad yaala xaafadaha qaar